Daawo Sawirada:- Cayaartii dhaxmartey PSG iyo Barcelona ee ka dhacday Paris oo ay daawanayeen Jay-Z, Beyonce, Beckham. iyo marti sharaf kale...

Daawo Sawirada:- Cayaartii dhaxmartey PSG iyo Barcelona ee ka dhacday Paris oo ay daawanayeen Jay-Z, Beyonce, Beckham. iyo marti sharaf kale...

daajis.com:- Kulankii cuslaa ee caawa ka dhacay Garoonka ‘Parc de Princes’ ee magaallada Paris ee dhex martay kooxaha Paris Saint-Germain iyo Barcelona ayaa waxaa ka soo qayb galay marti ay ka mid ahaayeen shaqsiyaad caan ah.

Waxaa ka mid ahaa dadkii kulankan daawanayay Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy, Fannaanka weyn ee Heesaha RAP-ka Mareykanka Jay-Z iyo xaaskiisa Beyonce, xidiggii hore ee Jarmalka Lauther Mathius iyo Madaxda kooxaha Barcelona iyo PSG.

Dhinaca kale kulankan oo ku dhammaaday 3-2 oo looga gacan sarreeyay Barcelona ayaa waxa uu ahaa kulankii 100’ ee Koobka Champions League uu ciyaaro kubbad qaabeeyaha Barcelona Andres Iniesta.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada