Video:- Waa caadi in Fannaaniinty kala qaataan Heesaha hirgalay

Video:- Waa caadi in Fannaaniinty kala qaataan Heesaha hirgalay

daajis.com:- Sida aan uga baranay Fagaaraha caalamka ee heesaha lagu soo bandhigo, kuwooda hirgalay kuma koobnaadaan fannaankii ku heesay markiiugu horraysay. Hase yeeshee, xiisaha loo qabo darteed, waxaa ka qaato fannaaniinta kale ee dalkiisa ama kuwo qalaad oo afkooda u rogo, ayagoo sita laxankii iyo magacii heeska intaba.

Tusaale waxaan noogu filan heeskii Marina oo ay ku heesaan Gianni Morandi iyo Ranieri oo Talyaani ah iyo Stef Ekkel afka Dutchka u rogay.

Hoboladii-WaaberiFannaaniinteena heesaha ay soo qaateen waxaa ka mid ah: Heeska Suudaaniga ah ee Asbaxa subxu oo ay luuqaysay Magool, Yaa nasiinaa Faysal Cumar, ama laxankii iyo erayada qaar ee heeskii Mere Maxabati jawaarahee ee Caasha Cabdoow iyo X.  Axmed Suudaani.

Hase yeeshee, fannaaniintii Waaberi kuma farxaan marka dhallinyarada fanka ku soo biirayso ay ku heesaan heesahoodii lagu yaqiinay, kamana helaan wax dhiirrigelin ah.

Waxaan halkan ku soo qaadanaynaa Heeskii Marina oo afka Hollandeeska uu ku  qaadaayo Stef Ekkel iyo qoraalkiisa.


In Spanje in het zonnige Sevilla
Daar woont een lieve schat ze heet Marina
Ze danst in het café” La Cucaracha ”
Het is daar ‘s avonds altijd even vol
Je vindt er praktisch iedere torero
Die zwaaien dan geestdriftig hun sombrero
En roepen luid: “Marina yo te quiero!”
Zo maakt zij iedereen het hart op hol
Marina, Marina, Marina
Kom, dans nog een keertje met mij
Marina, Marina, Marina
Dan maak je mijn hartje weer blij
Als ik jouw zie draaien, met je rokken zwaaien
Dan sta ik in lichterlaaie, dat doet m’n temperament
En wil je met me trouwen, laat ik een villa bouwen
Ja, het zal je nooit berouwen, wanneer je bij me bent
De centjes bleven steeds maar binnen stromen
Want elke don José bleef daar graag komen
Voor hen was zij het meisje van hun dromen
Maar toch ging zij met geen van allen mee
Tenslotte dorste ‘t één van hen te wagen
Hij ging Marina om haar handje vragen
Haar antwoord maakte hem totaal verslagen
ze zei: ik trouw met de baas van het café!
Marina, Marina, Marina
Kom, dans nog een keertje met mij
Marina, Marina, Marina
Dan maak je m’n hartje weer blij
En als ik jouw zie draaien, met je rokken zwaaien
Dan sta ik in lichterlaaie, dat doet m’n temperament
En wil je met me trouwen, laat ik een villa bouwen
Ja, het zal je nooit berouwen, wanneer je bij me bent
Wanneer je bij me bent
Wanneer je bij me bent
Marina, Marina, Marina
Kom, dans nog een keertje met mij
Marina, Marina, Marina
Dan maak je m’n hartje weer blij
En als ik jouw zie draaien, met je rokken zwaaien
Dan sta ik in lichterlaaie, dat doet m’n temperament
En wil je met me trouwen, laat ik een villa bouwen
Ja, het zal je nooit berouwen, wanneer je bij me bent
Wanneer je bij me bent
Wanneer je bij me bent.

Qore: Axmed Moxamed Axmed

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada