DAAWO Video:- Wiil Talyaani ah oo sameeyay wax laga naxo.

DAAWO Video:- Wiil Talyaani ah oo sameeyay wax laga naxo.

daajis.com:- Haddii aad Filim ku fiirsan jirtay been loo ekeysiiyay run oo qof tareen hoos seexanaya, maanta Wiil da’da qaan gaarka ku jira oo u dhashay dalka Talyaaniga ayaa naftiisa halis ku geliyay, inuu hoos seexdo tareen isagoo weliba dadka u sheegaya inay fiiriyaan waxa uu sameynayo.

Wiilkaan oo muuqaalka iska duubtay ayaan soo bandhigin magaciisa, hase ahaatee waa muuqaal argagax iyo naxdin leh in Tareen ilbiriqsiyo dhowr ku dul maro, iyadoo ay jirto halis fara badan oo ka imaan karta.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada