Raga Dunida Ugu Taajirsan Iyo Sidaad Ula Tartami Lahayd!

Raga Dunida Ugu Taajirsan Iyo Sidaad Ula Tartami Lahayd!

daajis.com:-Maal qabeenada dunida waa dad dadaal badan sameeye si ay heerka u gaadhaan kuna joogteeyaan. Qof kasta wu jecelyahay inu marun heerka gaadho. Laakin marna ma istidhi mar baad dadka dunida ugu taajirsan la tartami doonta? Sii akhriso si aad u ogaatid raga dunida ugu taajirsan iyo sidaad ula tartami lahayd:

5.  Amancio Ortega: Da’da:   77
Wadanka:   Sbanishka (Spain)
Hantida:     $54.8 bilyan (billion) oo dollar.

4.  Warren Buffet: Da’da:   82
Wadanka:    Maraykan
Hantida:     $57.5 bilyan (billion) oo dollar.

3.  Carlos Slim Helu: Da’da:   73
Wadanka:    Meksiko (Mexico)
Hantida:     $61.8 bilyan (billion) oo dollar.

2.  Bill Gates: Bill-Gates-1-Optimized
Da’da:   56
Wadanka:    Maraykan
Hantida:     $78 bilyan (billion) oo dollar.

1.  Ka Ilaahay aaminay salaadahana tukada: Da’da:   qaan gaadh

Wadanka:    wadan kasta
Hantida:     Ilaahay oo kaliya ayaa og.

Sideed ula tartami kartaa: Akhriste Allah subxanh watacaala waxa uu ku dhaartay casarka, isagoo dhaartaana raaciyay in dhamaan insaanku ku suganyahay khasaare, waxa aanuu Allah sareeye ka soo reebay kuwa Iimaanka laga helay, dabadeedna la yimid camal wanaagsan, iskula dardaarmay xaqa hadana iskula dardaarmay sabirka.

Allah ha inaga yeelo kuwii khasaarahaas intaa leeg kaga badbaada camal wanaagsan iyo iimaan toosan.Fadlan la wadaag walaalahaaga oo ka qayb qaado faafinta dacwada adigoo share, comment & like-garaynata.



Insha:- thekaire.com 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada