Video:- Jilaa Soomaali oo Filimkiisa saaran Shinemooyinka Mareykanka.

Video:- Jilaa Soomaali oo Filimkiisa saaran Shinemooyinka Mareykanka.

daajis.com:- Hakeem Shady oo ah wiil Soomaaliyeed oo hore u sameeyey filimaan Mareykan ayaa shaleemada u saran filimkiisa la wada sugaayey ee Default (Fight or flight).

Default waa Film Mareykan dagaal ah oo ay jilaayaan dhalinyaro Somali ah uu ka mid yahay Hakeem Shady, waxayna afduubanayaan diyaarad. Shineemooyinka Mereykanka ayaa laga fiirsan doonaa galabta jimcada ah October 17, 2014.

Hadii Captain Philip la afduubanaaye Markab Default waxaa la afduuban doonaa diyaarad hadaba yaana lakaaga sheegeen hadii aad dagan tahay magaalooyinka Mareykanka.



Shineemooyinka laga daawan doono waxaa ka mid ah:

Hakeem-ShadyNYC – Quad Cinema
LA – Arena Cinema
San Diego – Digital Gym
Portland – Clinton Street
Dallas – Texas Theatre
Minneapolis – Mall of America
Detroit – Cinema Detroit
Columbus – Gateway Film Center
Ft Wayne – Cinema Center
Miami – Cinema Paradiso Hollywood.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada