Daawo:- Didier Drogba kuma fiicna gaari wadista sida la ogaaday

Daawo:- Didier Drogba kuma fiicna gaari wadista sida la ogaaday

daajis.com:- Weeraryahanka Chelsea  Diego Costa ayaa ku amray Didier Drogba inuu wado gaariga yar ee loo isticmaalo garoonka tababarka, kadib markii uu Drogba ka qeyliyay qaab wadista Costa, hase ahaatee markii loo dhiibay Drogba la arkay inuusanba ku fiicneyn kaxeynta gaariga.


Drogba at CobhamDidier Drogba ayaa markii gacanta uu ku dhigay gaariga wuxuu sameeyay fal ay ka naxeen  Eden Hazard, John Obi Mikel iyo Branislav Ivanovic oo gaariga la saarnaa, markii uu ku dhuftay gidaar yar oo xerada tababarka xeyn daab u ah.

DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada