DHAGEYSO:- Madaxweyne Galaydh oo Qirtay in Ithopia ay Masaafuriay, Balse Hada Laga Raali Galiyay!

DHAGEYSO:- Madaxweyne Galaydh oo Qirtay in Ithopia ay Masaafuriay, Balse Hada Laga Raali Galiyay!

daajis.com:- Madaxweynaha Khaatumo  Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegey in dowladda Ethiopia ay raaligalin qoran soo gaarsiisey, iyada oo ka raaligalineysa dhacdadii Cali looga tarxiiley dalka Ethiopia mar uu ka qeybgalayay shir looga hadlayay arrimaha federaalka oo ka dhacay dalka Ethiopia.

“Ismaandhaaf waa dhacay, dowladda Ethiopiana aniga qof ahaan raaligalin ayay i siisey, iyada oo qoran iyo iyada oo dad loosoo faray ay Nairobi iigu yimaadeen, anaga iyo Ethiopia xiriir fiican ayaa naga dhaxeeya” ayuu yiri Dr. Cali Khaliif.

Qirashada mar Galeyr oo ah in laga soo masaafuriyay Ithopia ayaa imaaneyso in mudooyinkii la soo dhaafay ay warbaahinta Soomaalida qoreen in Madaxweyne Cusub ee Khaatumo laga soo tarxiilay Magaalada Adis Ababa.

 Halkaan ka Dhageeyso wareysiga


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada