DAAWO: Haween Kurdish ah oo jilibka u laabtay mindidiinta ISIS

DAAWO: Haween Kurdish ah oo jilibka u laabtay mindidiinta ISIS

daajis.com:- Dagaalyahanada Haweenka Kurdishka ayaa kooxaha Islaamiyiinta ISIS ka difaacaya qeybo ka mid xuduuda kala qeybisa  Iraq iyo Syria, kadib markii ay halkaasi isaga baxeen ciidamadii labada dowladood.

Haween abaabul oo qaab mudadawacnimo u dagaalamaya ayaa laga soo duubay muuqaalo muujinaayo iyagoo jilbaha u laabtay dagaalyahanada dowladda Islaamiga ee Iraq iyo Syria, waxaana haweenkaasi ku jira labo gabdhood oo walaalo ah.

Haweenkaan ayaa Televishinka RT u sheegeen in ay u dagaalamayaan badbaadinta dadkooda, sababta ay qoriga u qaateena ay tahay ka horta halista iyo gumaadka kooxaha Islaamiga ah ku hayaan dadka Ciraaq iyo Siiriya.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada