Daawo Muqdisho:- Falalka amaan darada oo laga bannaanbaxay

Daawo Muqdisho:- Falalka amaan darada oo laga bannaanbaxay

daajis.com:- Bannaanbax looga soo horjeeday falalka amaandarada ee labadii maalmood ka dhacayay magaalada Muqdisho, ayaa maanta ka dhacay wadooyinka magaalada Muqdisho.

Bannaanbaxan ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne fara badan oo dareenkooda ku muujiyay sida ay ugu xun yihiin dilalkii shalay ka dhacay Muqdisho iyo midkii ugu danbeeyay ee saakay loo geystay Guddoomiye kxuigeenkii degmada Howlwadaag.

Dadka kasoo qeybgalay bannaanbaxa ayaa ka codsaday hay´addaha amaanka in ay ka shaqeeyaan sidii looga hortegi lahaa falalka amaan daro, isla markaana kooxaha geysanaya gacanta lagu soo dhigo si caddaalada loo horkeeno.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada