Daawo Sawirada:- Gaalkacyo iyo Nalalka qoraxda ku shaqeeya

Daawo Sawirada:- Gaalkacyo iyo Nalalka qoraxda ku shaqeeya

daajis.com:- Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka bilowday Mashruuca iftiiminta ee nalalka ku shaqeeya cad-ceeda ama qoraxda, waxaana iska kaashanaya maamulka gobolka Mudug ee Puntland oo gacan ka helaya Hay’addo caalami ah.

Mashruucaan oo la daah furay Khamiistii ayaa waxay magaalada Gaalkacyo kusoo kordhin doonaan bilic iyo in ay ka qeyb qaataan sugida amniga.

Waxaa mashruucaan horay looga fuliyay magaalooyin ay ka mid tahay caasimadda dalka Somalia ee Muqdisho.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada