Daawo Sawirada:- Lafoole oo lagu qabtay Horjooge Shabaab ka tirsan & hub

Daawo Sawirada:- Lafoole oo lagu qabtay Horjooge Shabaab ka tirsan & hub

daajis.com:- Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa maanta howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho, kusoo qabteen mid ka mid ah maliishiyada Al-Shabaab iyo hub uu watay.

Maxamed Maxamuud Yuusuf ayaa waxa uu watay labo bam gacmeed, labo qori oo AK47, labo qori nuuca Jabshaha loo yaqaan iyo afar rasaas oo qorigaasi loo isticmaalo.

Sareeyo Guuto Axmed Xasan Maalin Taliyaha hogaanka howlaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgalkan ay iska kaashadeen hay’adaha ammaanka, isla markaana ay horgeyn doonaan sharciga.

Dhinaca kale C/raxmaan Xasan Miiney oo ah guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee maamulka degmada Lafoole ayaa ugu baaqay ganacsatada degmadaasi in ay ka shaqeeyan bilicda, isla markaana ciddii lagu arka nadaafad darri tallaabo sharci ah laga qaadi doono.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada