Dhageyso:- Al-Shabaab oo Sheegatay Dilalkii Shalay Muqdisho Ka Dhacay

Dhageyso:- Al-Shabaab oo Sheegatay Dilalkii Shalay Muqdisho Ka Dhacay

daajis.com:- Sheekh Cali Max’med Xuseen Cali Jabal oo Al-Shabaab uqaabilsan gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ubadnaa dilal ka dhan ah askar iyo saraakiil katirsan DF-ka oo saacadihii lasoo dhaafay Muqdisho ka dhacay.

Isagoo wareysi siinayay idaacadda Islaamiga Andalus ee Afka Al Shabaab ku hadasha ayuu sheegay in ciidankoodu ay saraakiil iyo askar ku dileen degmooyinka Wadajir,Hodon iyo Dharkeynleey.

Sheekh Cali Jabal ayaa sheegay in Ururka Al-Shabaab ay sii wadi doonaan weerarada ay ka geysanayaan gudaha Magaalada Muqdisho,




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada