Muuqaalkii ugu danbeeyay & sida uu u howlgalo isbitaal Digfeer "'wax yar gudaha u gal"

Muuqaalkii ugu danbeeyay & sida uu u howlgalo isbitaal Digfeer "'wax yar gudaha u gal"

daajis.com:- Isbitaalka ay Turkidu dayactirtay ee Digfeer ayaa dhawaan waxaa loo furay albaabada, iyadoona loogu adeego bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan dalka.

Digfeer oo muuqaal ahaan aad ugu dhow isbitaalada caalamka ama kuwa turkiga ka dhisan ayaa waxaa yaala qalab casri oo nooc walba leh, kuwaas oo baahi tiraya bulshada soomeeliyeed oo arrimo caafimaad dibadda ugu safri jiray.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada