Video cusub:- Muqdisho ayaa bannaanka soo dhigtay quruxdeeda.

Video cusub:- Muqdisho ayaa bannaanka soo dhigtay quruxdeeda.

daajis.com:-  Muqdisho oo ah Hooyada magaalooyinka Somalia, 22 sano waxaa la degay burbur, nidaam la´aan iyo dayacaad dadkeeda ay ku sameeyeen, hase ahaatee 22 ssano kadib, waxaa u sii iftiimay rajo iyo horumar ay kula tartami karto asaageeda.

Cidna ma qarin karto horumarka muuqda ee Sedaxdii sano u danbeysay ay ku tallaabsatay Muqdisho, waxayna iska meyrtay colaadii, nidaam la´aanta iyo burburka dib u dhigay 22 sano oo asaageeda ka reebay.

Dowladda Federaalka Somalia iyo qurba joogta dib ugu laabtay ayaa la dhihi karaa inay kaalintaasi qeyb ku lahaayeen sidii ay Muqdishadii la yaqiin noqoto, waxaana halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaal yar oo dhalinyaro Soomaaliyeed kasoo duubeen bartamaha magaalada, iyagoo fariintooda tahay mid ku socoto qurba joogta.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada