Video:- Nin Saaxiib la ah Yaxaas 5 mitir ah oo isla ciyaaraya

Video:- Nin Saaxiib la ah Yaxaas 5 mitir ah oo isla ciyaaraya

daajis.com:- Kalluumeysato u dhashay dalka Costa Rica ayaa u bareeray fal dhimasho sababi kara, laakiin uu ka gudbay caqabad naftiisa uu ku weyn karay, markii uu Yaxaas dhererkiisu yahay 17 ft ama 5m uu la saaxiibay.

Ninkani oo lagu naaneeso Tarzan Tico ayaa sheegay in Pocho oo ah magaca yaxaaskaasi uu yahay saaxiibkiisa ugu fiican.

Yaxaaskaan oo 56 sano jir ah ayaa la ciyaaraya ninkaani u bareeray halista, xili 500 qof ay daawanayeen, isla markaana biyaha webiga kula dhex legdamaya.

Tarzan Tico iyo Pocho ayaa waxay soo jiideen dalxiisayaal fara badan oo dunida ugu yimaada si ay u daawadaan.

DAAWO SAWIRADA IYO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada