Daawo:- gabadhii aduunka ugu gaabneed oo maanta la guursay yaabka??

Daawo:- gabadhii aduunka ugu gaabneed oo maanta la guursay yaabka??

daajis.com:- Arin ay aad ula yaabeen dhamaan dhakhaatiirta dalka Turkigu ayaa ahaa mid gabi ahaan ka yaabisay sidoo kale dadka Turkiga ah. Arintan layaabka leh oo haatan ay qaadaa dhigayaan TV-yada wadankaasi ayaa ah 21-jir aad u gaaban. oo guursatay nin wariye ah  Gabadhan oo aan u dhawayn dhererka da’deeda ayaa la yidhaa HATIS KOKAMAN waxana lagu soo bandhigay gaabnideeda dhamaan TV-da dalka Turkiga ayada oo gabadhaasi kala dheeraanshaha da’deeda iyo joogeeda aad loola yaabay ka dib markii lagu dhawaaqay in ay tahay gabadh 21- jir ah. 

Xanuuno la sheegay in ay ahaayeen kuwo dhaxal ah ayaa gabadhaasi mudadii ay nooleed dishooday waxana ay u egtahay sida Ilmo caruur ah oo qiyaas ahaan jira 2-sano, waxana la sheegayaa in dhererka gabadhaasi uu yahay 41-cm halka culeyskeedana uu yahay 6.8 Killo garam. Waalidka gabadhaasi ayaa u sheegay TV-ga in gabadhooda ay ku jirtay xaalad caafimaad daro mudadii ayjirtay waxana la sheegayaa in gaabdhaasi haatan ay tahay mida heysta ama leh dhaqaale ku filan oo ay muddo ku noolaan karto. 

Inta la ogyahay gabadhan ayaa waxa ay noqoneysaa gabadhii ugu horeysay ee da’dan jirta ayada oo goobaha lagu soo bandhigo caalamka waxyaabaha mucjizooyinka lagu soo bandhigay kadib markii lala dhacay heerka gaabnideeda iyo xadiga da’deeda.


HALKAAN KADAAWO MUUQAALKA RIIX


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada