DAAWO:- Soomaalilaand oo sheegatay in ay dhistay maamulka Bay iyo bakol

DAAWO:- Soomaalilaand oo sheegatay in ay dhistay maamulka Bay iyo bakol

daajis.com:- Warbaahin ku hadasha Afka maamulka koofur galbeed Somalia ayaa waraysatay Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga Ucid ee Somaliland.Faysal ayaa sheegay in Somaliland ay dhistay koofur Galbeed Soomalia, sidaas oo kale ay doonayso Somaliland inay sii kala goyso Somalia inteeda kale si ay Somaliland u hesho xorriyad gooni ah.

Faysal Cali waraabe ayaa sheegay in dadka reer koofur Galbeed aanay Somalia waxba ku darsan oo ay fa gooni ah leeyihiin islamarkaana ay muhiim tahay inay somalia ka go’aan.




HALKAAN KA DAAWO RIIX


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada