Daawo Muuqaal:- Daanyeer Sigaar yacab ah oo dad badan ka yaabsaday waliba Sigaarkii labaad shitay !!

Daawo Muuqaal:- Daanyeer Sigaar yacab ah oo dad badan ka yaabsaday waliba Sigaarkii labaad shitay !!

daajis.com:- Daanyeer ku nool xero lagu xanaaneeyo Xayawaanaadka kuna taal dalka Shiinaha ayaa waxaa loo aqoonsaday inuu yahay Daanyeer sigaar cab badan oo balwad u leh cabista Sigaarka kaas oo la baray ilaa markii uu yaraa .

Daanyeerkaan ayaa qiiqa Sigaarka waxa uu ka keeni karaa sanka kaas oo aad u shabaha dadka caba sigaarka. Sidoo kale Daanyeerkaan ayaa leh caqli uu ku shidan karo sigaarka wuxuuna soo bandhigay isaga oo xabadii labaad ee sigaarka dab ku shidanayo .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada