Napoli ooo xiiseenaysa xidiga Balotelli

Napoli ooo xiiseenaysa xidiga Balotelli

daajis.com:- Kooxda Napoli ayaa shaaca ka qaaday in ay xiligaan ay xiiseenaso xidiga weerarka kaga ciyaara kooxda Liverpool ee Mario Balotelli Bisha January.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Italy Mario Balotelli ayaa xiligaan ku fashilan kooxda Liverpool isagoona aan wali wax gool ah ay uusan u dhalin dhanka Premier League kadib markii uu kulamo badan uu ka soo muuqday kooxda Reds.

Kooxda ka dhisan Magaalada Napoli ayaa doonaysa In ay xidigaan ay dib ugu soo celiso Horyaalka dalka Talyaaniga madama uu Horey ugu soo ciyaaray kooxaha  ac Milan Inter Milan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada