Daawo Muuqaal:- Dooda Xildhibaannada Oo Soo Gaartay Galabta, Welina Socota

Daawo Muuqaal:- Dooda Xildhibaannada Oo Soo Gaartay Galabta, Welina Socota

daajis.com:-kulanka baarlamaanka ee maanta oo soo gaaray galabta  ayaa  waxaa soconaya dooda xildhibaannada, iyadoo  xildhibaanada maanta loo qeybiyey waraaqaha xildhibaanada saxiixey mooshinka, iyada oo la guda galay ka doodista Mooshinka codka  kalsoonida loogu qaadayo Ra’isulwasaare C/weli  Sheekh Axmed.

guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari oo ugu horeyn xildhibaannada la hadlay  ayaa sheegay  in xildhibaannada ay go’aan ka gaaraarayaan masiirka umadda Soomaaliyeed loona baahan yahay si daacadnimo leh in ay ugu shaqeeyaan umadda Soomaaliyeed.


Xildhibaannada baarlamaanka  ka doodayaa mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay xildhibaannadu soo gudbiyeen, waxaana dood kulul ay ka yeelanayaan xildhibaannada mooshinka.

Dooda Xildhibaanadda oo weli soconeysa Waan idiin soo gudbin doonaa Insha’alah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada