Daawo Muuqaal:- Mucjisada wado weeyn oo gawaari badan marayeen oo si toos ah u go´day , Yaa ku dhex dhacay ?

Daawo Muuqaal:- Mucjisada wado weeyn oo gawaari badan marayeen oo si toos ah u go´day , Yaa ku dhex dhacay ?

daajis.com:- Mid ka mid ah wadooyinka ugu waa weyn uguna mashquulka badan oo ku taala magaalada Fujian ee dalka Shiinaha ayaa waxaa gawaaridii mareeysay qabsatay cabsi ka dib markii wadadaan uu dhulka go´ay ama dumay maalin cad .

Mid ka mid ah darawaladii gawaarida ee marayay wadadaan ayaa godkii dumay wuxuu kula dhex dhacay gaari cad oo uu watay balse waxaa goobtii musiibada ka dhacday xiray ciidamada booliiska dalka Shiinaha iyo shaqaalaha gurmadka deg dega .

Halkaan Ka Daawo Layaabka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada