Daawo Sawir:- laga sameeyay Dam Jadiid oo Kor u sida Siyaasi ay isleeyihiin R/Wasaare ayuu ku haboonyahay !

Daawo Sawir:- laga sameeyay Dam Jadiid oo Kor u sida Siyaasi ay isleeyihiin R/Wasaare ayuu ku haboonyahay !

daajis.com:- Kaartooniistaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa soo bandhigay Sawir uu ku muujinayo Xubno kamid ah raga ugu sareeya Ururka Dam Jadiid oo kor u sida Siyaasiga Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke, oo mar R/Wasaare kasoo noqday Xukuumadhiii KMG ahaa .

Dam Jadiid ayaa u aragta Cumar Cabdi Rashiid in uu u noqon karo badalka R/Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed hadii Kalsoonida ay kala noqdaan Baarlamaanka, waxa ayna ka fiirsanayaan Dam jadiid Siyaasigan oo ay u arkaan mid qunyar socod ah oo dantooda ku fushan karaan.

Madaxweynaha iyo Xerta ku xeeran ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday wadatashiyo ku aadan ruuxa loo dhiibo karo R/Wasaaraha marka Cabdi Wali Meesha ka baxo, waxaana miiska saaran xubno dhoor ah oo xulitaan lagu sameenayo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada