Daawo Yaabka:- Gabadhii Aabaheed dishay Oo sabab yaab leh u yeeshay

Daawo Yaabka:- Gabadhii Aabaheed dishay Oo sabab yaab leh u yeeshay

daajis.com:- Arintii dhawaan dhacday ee ahayd mida murugada leh Ee ka dhacday deegaanka Geed Deeble oo dhinaca Waqooyiga magaalada Hargeysa ku beegan, kadib markii gabar dhalinyaro ah ay aabaheed xili habeen saq dhexe ah ay ku dishay mindi iyo bud ay si xun ugu garaacday.

Gabadhaani oo maskaxdeeda fiyoow ayaa dadka ehelka la ah ay sheegeen in sababta ka danbeysa inay falkan foosha xun ku kacdo gabadhan ay tahay, kadib markii gabadhiisa uu ku canaantay inaysan xiliga habeenkii wareegin oo gurigeeda ku sugnaato, taasoo keentay inay ka carooda, kana tagto guriga.

Gabadha ayaa xili 4 habeenimo usoo guureysay Aabaheed, kadibna waxay si xun ula dhacday mindi iyo bud isagoo hurda, halkaasi oo uu ku ruux baxay.

Arintan Foosha xun ayaa noqotay mid aad looga naxo oo dadka ku tilmaameen masiibo, waxaana gacanta lagu dhigay subaxdii gabadhii aabaheed sida xun u dishay.



HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada