Daawo Muuqaal:- Turki Wax barasho u timid Muqdisho & Sidoo kale dhalinyaro Hargeysa, & Qurbaha ka kala yimid

Daawo Muuqaal:- Turki Wax barasho u timid Muqdisho & Sidoo kale dhalinyaro Hargeysa, & Qurbaha ka kala yimid

daajis.com:-  Nabada iyo kala dambeeynta ka jirta magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sababtay in caasimada dalka Somalia ay noqoto meel shidan oo intii wax barasho iyo mustaqbal jecel ay isku arkaan kana faaideeystaan fursadaan qaaliga ah .

Iskuulaadka laga furay magaalada Muqdisho waxaa buux dhaafiyay Arday laga keenay wadamada Qurbaha gaar ahaan dalalka Yurub , America , Canada iyo Carbaha. Magaalada Muqdisho waxaa sidoo kale ku soo qulqulaya arday aad u jecel dhanka wax barashada kuwaas oo ka kala yimid qaar ka mid ah gobolada dalka Somalia sida magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso .


Magaalada Muqdisho oo maalinba maalinta ka dambeeysa sii hagaageysa waxaa sidoo kale ku sugan dhoor Arday Turki ah oo jawiga magaalada la qabsaday kuwaas oo qaarkood baranaya luuqada afka Soomaaliga iwm .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada