Daawo Sawirada:- Maamulka gobolka Banaadir oo xalay ku caweeyay magaalada Muqdisho

Daawo Sawirada:- Maamulka gobolka Banaadir oo xalay ku caweeyay magaalada Muqdisho

daajis.com:- Maamulka sare, guddoomiyayaasha degmooyinka iyo qaar ka tirsan shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay ku caweeyay caasimadda ay masuulka ka yihiin ee Muqdisho.


Masuuliyiinta maamulka ayaa muujinayay amniga habeenkii ee caasimadda iyagoona booqday goobaha ganacsiga oo ay qaarkood wax ka iibsadeen.

Kadib kormeerkii banaanka ayaa waxaa ayaa waxaa ay caweyskoodu kusoo afmeereen xaflad weyn oo ka dahcday mid ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada