Daawo Sawirada:- Madaxwaynaha Dalka Mareykanka Brack Obama Iyo Prince William oo Markoodi Labad Kulmay .

Daawo Sawirada:- Madaxwaynaha Dalka Mareykanka Brack Obama Iyo Prince William oo Markoodi Labad Kulmay .


daajis.com:- Price William iyo xaaskiisa Catherine Middleton ayaa la kulmay madaxwaynaha dalka Mareykan ka Brack Obama markii labaad waxaa ay na ku kulmeen qoyskaan boqorka iyo madaxwaynaha Aqal ka Cad ee loo yaqaano (The White Haus).

Qoyskaan ayaa waqtigooda dalxiiska iyo booqashada isugu jira waxay ku qaateen magaalada New York ee dalka Mareykan ka .

waxay aheed markii labaad ee ay kulmaan madaxwaynaha iyo qoyskaan iyagoo markii koowaad ku kulmay booqashadii madaxwaynaha uu soo booqday Ingiriiska gaar ahaan magaalada London .

sidoo kale waxay tageen Los Angels iyo California waxayna dhowaan qoyskaan reer boqorka ah safaro kusoo bixiyeen wadan ka Australia oo si wayn halkaas loogu soo dhoweeyay .




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada