Daawo:- Sheekh Salmaan Al-cawdah Oo Sheegay Inuu Rasuulka Riyo Ku Arkay Muslimiinta Ugu Bishaareeyay

Daawo:- Sheekh Salmaan Al-cawdah Oo Sheegay Inuu Rasuulka Riyo Ku Arkay Muslimiinta Ugu Bishaareeyay

daajis.com:- Sheekh Salmaan Al-cawdah oo ka mid ah culimmada Salafiga ayaa sheegay in uu riyo ku arkay Rasuulka S.C.W.

Sheekha ayaa bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay in uu Riyadda ku arkay Rasuulka S.C.W uuna sidoo kale arkay Asxaabtii iyo rasuulka oo magaalada Makah ka soo baxaya, sheekha ayaa yiri waxan Suubanaha ku wehliyay socdaalka oo aan weydiiyay su’aalo baddan.

Al-cawdah oo kammid ah culimmada ugu caan san ee Sunigga ah ayaa sidoo kale riyaddan ku sheegay inuu ku fasirtay in ay Sahyuuniyada Caalamka waqtigooda dhamaaday raja wanaagsana lagga qabo in ay Muslimiinta xoogeysan doonaan.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada