Daawo Video:- Daanyeer ka yaabiyay Malaayiin reer dadka China

Daawo Video:- Daanyeer ka yaabiyay Malaayiin reer dadka China

daajis.com:-Warbaahinta caalamka ayaa soo bandhigay Muuqaalka Daanyeer, qaracan ku riday malaayiin qof oo daawaday oo ku nool Bartamaha gobolka Suzhou ee dalka China, kaasoo u dhaqmaya sida bini’aadamka loona tababaray inuu sameeyo wixii la amro.

Daanyeerkaan ka yaabiyay malaayiinta qof ayaa ah mid caqli badan oo lagu tilmaamay inuu yahay mucjisada daanyeerada caqliga badan ee haysta tababarada heerka sare, wixii la yiraahdana si dhega nuglaan ah u fuliya.

Waxyaabaha uu soo bandhigay ayaa noqday kuwo soo jiiday indha dalxiisayaal badan oo China booqday, gaar ahaan gobollka uu lagu xanaaneeyo.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada