DAAWO VIDEO:- Nin ka tirsanaan Jiray Ururka Al Shabaab oo ka hadlay ula jeedooyinkooda

DAAWO VIDEO:- Nin ka tirsanaan Jiray Ururka Al Shabaab oo ka hadlay ula jeedooyinkooda

daajis.com:-Teleefishinka DW Journal ee xaruntiisu tahay dalka Jarmalka ayaa waxa uu warbixin ka diyaariyay nin ka tirsanaan jiray urur ka Al Shabaab.

Waxaan ururka ku biiray buu yiri Markaan Dugsiga sare Dhameeyay oo aan waxbadan shaqo la’aan ahaa. waxayna markiiba i siiyeen shaqo qaybta Administrationka ah.

Run ahaantii Al Shabaab waa urur xiriiro fiican la leh, ururada kale ee ka jira Afrika iyo Bariga dhexe, sida ururka Boko Haram iyo kuwa ka dagaalama Dalka Yemen.  Rag badan oo jagooyin ka haya Ururka Boko Haram waxaa lagu tababaray dalka Soomaaliya.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada