DAAWO VIDEO:- Qaxootiga Dalka Holland oo Ku hor banaan baxay Baarlamaanka Dalkaasi

DAAWO VIDEO:- Qaxootiga Dalka Holland oo Ku hor banaan baxay Baarlamaanka Dalkaasi

daajis.com:-Dadka Soomaalida ah ee la doonayo in dib loogu soo celiyo dalka Soomaaliya ayaa waxay ku banaan baxeen banaanka xarunta Baarlamaank.

Dadka la qorsheeyay in la celiyo waxa ay gaarayaan ilaa 16 ruux oo Soomaali ah, Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis waxay kala saxiixdeen Holland, kaasi oo dhigaaya in dadka aan sharciga dalkaasi heysan dib dalkooda loogu soo celinayo sida ay sheegtay Wasaarada cadaalada dowlada Holland .


Dadka Soomaalida ah ee ku nool Holland ayaa waxaa soo foodsaartay baqdin la xiriirta in dalkooda lagu soo celiyo, iyagoo ku dacwoonaya in wali uusan ahayn mid amnigiisa lagu kalsoonaan karo.


Afhayeenka u dooda qaxootiga ayaa sheegay inaysan raali ka aheyn in dalka dib loogu soo celiyo isagoo u sababeeyay dhanka amaanka, wuxuuna ka dalbaday hayadaha xuquuqda aadanaha inay wax u qabtaan dadkaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada