Ururka Xamaas oo laga saaray liiska argagixisada

Ururka Xamaas oo laga saaray liiska argagixisada

daajis.com:- Maxkamadda guud ee Yurub ayaa ururka Xamaas ee Falstiin ka qaaday xayiraadii saarnayd ee sheegaysay in ay yihiin urur argagixiso.


Garsoorayaashii maxkamaddu waxa ay sheegeen in go’aanka argagixisada lagaga dhigay aysan ku salaysnayn qiimayn lagu sameeyay ficiladooda balse ay ahayd mid laga tixraacay dhaleecayno looga soo jeediyay saxaafadda iyo Internetka.

Laakiin Maxkamadu waxa ay sheegtay in wali ay sii socon doonto xayiraadihii maaliyadeed ee saarnaa muddo saddex bilood ah ama racfaanka laga soo xirayo.

Xamaas waxa ay maamushaa Qaza inteeda badan wayna bartamihii sanadkan dagaal 50 bari socday la gashay Israa’iil.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada