DAAWO VIDEO:- Sagootiskii abaanduulaha ciidanka nabad ilaalinta AMISOM

DAAWO VIDEO:- Sagootiskii abaanduulaha ciidanka nabad ilaalinta AMISOM

daajis.com:-Munaasabad ballaaran oo lagu sagootinayay abaanduulihii ciidamada Midowga Africa ee AMISOM,Sidoo kale, Munaasabada ayaa waxaa lagu soo bandhigay Abaanduulaha cusub ee badalaya General Silads oo kasoo jeeda dalka Kenya


Sidoo kale, Munaasabada ayaa waxaa lagu soo bandhigay Abaanduulaha cusub ee badalaya General Silads oo kasoo jeeda dalka Kenya, waxaana lagu magacaabaa General Jonathan Kipkemoi Rono, iyadoona ay munaasabada ka qeybgaleen Saraakiisha ugu sar sareeysa AMISOM ee jooga dalka Soomaaliya.



Si kastaba ha ahaatee, Saraakiisha AMISOM ayaa bogaadiyay in General Silas Ntigurirwa uu waxbadan ka bedelay Howlaha AMISOM, islamarkaana Abaanduulaha Cusub Jonathan Kipkemoi Rono ku booriyeen inuu la imaado dardargalinta Howlaha Taliska AMISOM.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada