daajis.com:-Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa isla galabtiiba bixiyay wareysigiisii u horeeyay oo uu Saxaafada la yeesho.
Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay xilka loo magacaabay, Waxaana su’aalo laga waydiiyay qorshihiisa ku wejahan xukuumada cusub iyo sida uu soo dhisi doono dowlad dadka wada taageersan yihiin.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at