Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

daajis.com:- Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa Xalay ku dagaalamay Qeybo kamid ah Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya.

Dagaalka ayaa ka dhacay Labo Goobood oo kala ah Degaanka Fiidow oo ah Xadka ay wadaagaan Hiiraan iyo Gobolka Shabellaha Dhexe iyo Degaanka Buq-goosaar ee Duleedka Baledweyne.

Wararka ayaa sheegaya in  Kolonyo Ciidamada Milatariga ah ay Jidka u galeen Al-shabaab Meel aan ka Fogeyn Fiidow,waxaana dhex maray Dagaal mudo soconayay.

Khasaaraha Dagaalka ayaan ilaa hada la ogeeyn inta uu la Egyahay.

Sidoo kale Goobjoogeyaal ayaa noo sheegay in Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab ay ku dagaalameen Duleedka Baledweyne.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada