Erayada Dumarku ay jecel yihiin ee xasuusta ku reeba oo aan idiin heyno (akhriso)

Erayada Dumarku ay jecel yihiin ee xasuusta ku reeba oo aan idiin heyno (akhriso)

daajis.com:-Waxaa hubaal ah dumarku qancintooda ineeysan aheyn wax fudud halka raga in la qanciyaa aay tahay mid adag.

Dumarka iimaanka qabaa hal nin si fudud oo buuxdo ayuu u qancin karaaa, balse ninka raga ahi naag si buuxdo u wada qancin karto waa dhif, waayo wuxuu mar weliba jaceyl yahay miduu damcaba inuu la hadlo, halka dumarka aaysan sidaa u dhaadhac badneyn.

Hadaba ninyahoow aan kula dardaarmee dhankaan hoose waxaan kuugu qeexayaaa sifooyin gaagaaban oo aad xaaskaaga ama lamaanahaaga si buuxdo ugu qancin kartid, iyo weliba sifooyin aad ku abuuri karto lamaanahaada si kasto aay kaaga fogaato wax aay kugu soo xasuusato.

Maqaalkaan Oo aad ka daalacaneeysaan boga arimaha jaceylka iyuo qisooyinka kobciye.com waxaa kale ee uu ku bari doonaa waxyaabaha dumarka aay jaceylyihiin kuna reebi doono xusuus aan salguurin inteey ku noolyihiin aduunyada.

Qodobka Koowaad: Dumarka waxeey jaceylyihiin ninka sida kediska ah ugu farxiyo ficil ama hadalba tusaale ahaan xaaskaagu waa xaawo adigana xasan.

Xaawo: Macaane markaan dhalo hadiii aan isbitaalka ku daaho oo dhowr beri joog lee dhaho meeqo mar ayaad isoo booqan laheyd,

Xassan: Hal mar oo keliya ayaan kusoo booqan lahaaa.

Xaawo: Yaaaaaaaaaaaah!!!!!!!! Hal Mar Aaaaaa.

Xassan: Haa, waayo halkii mar aan kusoo booqdo kaama soo tageen illaa aad isbitaalka kasoo baxdo Waan kula joogi lahaa hal mar ayaan soo wada bixi laheyn.



style="font-family: "Verdana","sans-serif"; font-size: 12.0pt; line-height: 150%;">Hadalkaasi kediska ahi dumarka waa uu ka farxiyaa waxeyna ku noqotaaa yaab jaceylka aay kuu qabtana waa uu kusii kordhayaa waxeyna xusuusnaan doontaa oraahdaasi jaceylka ahi welibana kediska ku noqotay inta aay nooshahay.

Qodobka Labaad : dumarku waxeey aad u jeceylyihiin ninka jirkiisa nadiifiya si qurux badana u labisto ayada darteed una sheego qofka uu isku qurxinayo had iyo jeerna isku nadiifinayaa aay ayadu tahay, waayo gabadhii ihtihaamkaasi lasiiyaa waxeey dareentaa kalsooni buuxdo, mar welibana waxaad la kulmeeysaa ayadoo nadaafadeysan, mana iloobi doonto erayga ah dartaa ayaan mar weliba isku qurxiyaaa “waayo weey iskaa laheeysiiisaaa”..

Qodobka Sadaxaad: Dumarku waxeey jaceylyihiin ninka ka ilaaliyaa barkinta ee had iyo jeer u barkiyaa gacantiisa ama laabtiisa, markii aad kala fogaataan dumarku arintaasi ma iloobaan xusuus kulul ayey ku reebtaaaa.

Qodobka Afaraad: Dumarka soomaaliyeed waxeey jeceylyihiin ninka kula hadla indhaha iyo neefta, macnaha xaaskaaga markii aad u baahantahay inaad gogosha wadaagtaan si toos ah ha ula hadlin, indhaha kula hadal, baaq gooni ah sameysta, dumarku ma iloobaan baaqaasi aad had iyo jeer ugu yeeri jirtay…

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada