Muuqaal Talo raadin:-Gabadhan Maxaad kula talin lahayd

Muuqaal Talo raadin:-Gabadhan Maxaad kula talin lahayd

daajis.com:- Gabar soomaaliyeed ayaa waxay codsi usoo dirsatay dhamaan ummada soomaaliyeed meel walba oo ay ka joogaan dunida , Gabadhaan ayaa waxay ahayd gabar buufis uu  hayay waxayna ku noolayd dulkeena hooyo meel ka mid ah .

Waxaa xanuun badan gabadhan ka qabsaday nolosheeda markii buuxis raadis dartiis ay isku xoortay haadaam dheer oo aanay hada aqoon qaabkii ay uga bixi lahayd maadaama mustaqbal xumo soo wajahday.

Hadaba inantan ayaa tala raadis ah waxaana ay idin waydiisanaysaa tala nolosheeda ku saabsan sidii ay uga soo kabsan lahayd xanuunka Buufiska iyo guurka aan qanacsanaan jaceyl ku galin oo ay weli ku xaniban tahay.



HALKAAN KA DAAWO RIIX


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada