VIDEO:- Ciidamada Amisom oo Tartan kubadda Cagta ah u qabtay dhalinyarada Xamarweyne

VIDEO:- Ciidamada Amisom oo Tartan kubadda Cagta ah u qabtay dhalinyarada Xamarweyne

daajis.com:-Shacabka ku dhaqan Degmeda Xamarweyne ayaa siweyn usoo dhaweeyay tartankan kubadda cagta ee ay u soo qaban qaabisay Ciidamada Booliiska ee Amisom, iyadoo marka ay dhacayaan cayaaraha sidan oo kale ah ay garoonka soo buuxdhaafiyaan boqolaal qof oo xiiseeyneeysa daawashada cayaaraha.


Cayaartaas oo ahayd mid dadkii daawanayay ay aad u xiiseeynayeen habka ay labada kooxood usoo bandhigeen cayaar wanaagga. Ciidamada Amisom ayaa Markii uu soo dhamaaday tartankii Ciyaarta Banooniyaal u qaybiyay Kooxihii meesha ku sugnaa.

Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada