Daawo Sawirada Beel sheegtay in Kalsoonida ay kala noqdeen Xuldhibaanada Baarlamaanka ugu jira

Daawo Sawirada Beel sheegtay in Kalsoonida ay kala noqdeen Xuldhibaanada Baarlamaanka ugu jira

daajis.com:- kulan ay maanta isugu yimaadeen Odayaasha dhaqanka,dhalinyarada iyo haweenka beesha Gaaljecel oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed, ayaa waxaa ay kaga hadlayeen xubinta wasiirnimo ee lasiiyay beeshooda .

Waxgaradka kulanka ka qeyb galay ayaa sheegay in laduudsiiyay lagana baxay heshiis ay wada gaareen beesha dhexdeeda taasi oo xubnahaha baarlamaanka iyo xubinta wasiirnimo ay horey uqeybsadeen islamarkaana jilibkii lahaa xubinta wasiirnimo aan lasiinin.

Nabadoonada oo ay ka mid ahaayeen nabadoon C/qani Sh Max,ed, Nabadoon Max,ed Colow barow iyo Nabadoon Cumar C/lle faarax ayaa sheegay in xildhibaanada kasoojeeda beeshooda ay ku dhaliilayaan qeybsiga xubnaha dowlada gaar ahaan beesha caloofi gaaljecel uu lahaa xubinta wasiirnimo.

Nabadoonada oo gabagabada kulankooda kasoo saaray warmurtiyeed ah in ay kalsoonida kala noqdeen xildhibaanada kasoo jeeda beeshaasi ee ku jira Mudanayaasha baarlamaanka somaliya ayna matalin beesha gaaljecel.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada