daajis.com:- Madaxweynaha dalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya shirka madaxda wadamada Jaamacada Carabta ku mideeysan ayaa qudbadiisa waxa ay eheed mid aad u dhisneed oo ku baxeeysay luuqada af Carabiga.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhinacyo badan ka hadlay wuxuu qudbadiisa ku soo qaatay weerarkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Hoteelka Maka Al Mukarama iyo sidoo kale dalal ay dhibaato ka taagan yihiin sida Yaman iyo Falastiin .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:36 and have
