daajis.com: Waxaa wali socda duqeeymo dhanka cirka ah oo ay gudaha dalka Yaman ku qaadeen diyaaradaha dagaalka dalka Sucuudiga kuwaas oo bartimaameedsanaya goobaha muhiimka ah oo ay maamulaan maleeshiyaadka Xuudiyiinta dalka Yaman .
Dagaalkaan cusub ee dalka Sucuudiga uu ku qaaday gudaha dalka Yaman ayaa waxaa ku wehlin doona wadamo dhoowr ah balse Sucuudiga ayaa la xaqiijiyay iminka inay bur buriyeen diyaarado dagaal oo caawin jiray maleeshiyaadka Xuudiyiinta iyo xeryo milatari .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:41 and have
