daajis.com:- Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo oo qeyb ka ah howlgalka Amisom, ayaa maanta halkaasi kusoo bandhigay dhoolatus milateri iyo qaabka difaaca hujuumka ugu yimaada Al-Shabaab.
Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo ka qeyb galay ayaa la dhacay dhoolatuskaan, isagoo calanka Itoobiyana soo xertay, wuxuuna u mahad celiyay ciidamada Itoobiya, kuna amaanay sida ay garabka ugu yihiin, ugulana dagaalamayaan Al-Shabaab.
HALKAN KA DAAWO VIDEOGAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 00:30 and have

