daajis.com:- Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta guda gashay kiisas kala duwan oo shacab ah waxaana la horkeenay maxkamada 10 eedeysano oo uu ku jiray Wariye Maxamed Bashiir oo ka mid ahaa shaqaalahii radio Shabelle.
Gudoomiyaha Maxkamada gobolka Banaadir Xasan Maxamuud Cabdi ayaa saxaafada uga waramay go’aanka maxkamada iyo xukunadda ay maanta ridey oo isugu jiray Dil toogasho, Xabsi daa’im iyo xabsi sanado ah.
Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in maxkamadu go’aan ka gaartay dacwadooda shan eedeysano oo ka mid ahaa eedeysanayaasha la horkeenay maxkamada, Saddex ka mid ah ayuu sheegay in ay maxkamadu ku heshay dilal ay u geysteen marxuumiin.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 16:00 and have
