daajis.com:- Xildhibaannada gobollada Jubabbada Dhexe iyo Jubbada Hoose ee ka mid noqon doona baarlamanka Jubalnad ayaa lasoo dhameystirey inkastoo weli ay dhiman yihiin xildhibaannadii barlamanka kasoo geli lahaa gobolka Gedo. Beesha Sade ayaa shirka ka baxday, ayada oo ku eedeysay Axmed Madoobe in deegano beeshiisa aysan degin uu xildhibaano kasoo xushay.
Qaybsiga xildhibaannada waxaa lagu saleeyey deegaannada, saddexda gobol ee Jubaland ka kooban tahayna waxaa loo qaybiyey 15 degmo kuwaasoo midkiiba la siiyey afar xildhibaan marka laga reebo caasimadda Kismaayo oo iyadu yeelan doonta 9 xildhibaan.
Beelaha qaar ayaa saluugsan qaabka wax loo qaybiyey waxaana todobaadyadi u dambeeyey socdey dadaallo ku aaddan sidii loo qancin lahaa.
No Degmada Beesha Tirada
1 Kismaayo Gaal Jecel 2 Xildhibaan2 Kismaayo Harti Daarood 1 Xildhibaan3 Kismaayo Ogaadeen 1 Xildhibaan4 Kismaayo Shiikhaal 1 Xildhibaan5 Kismaayo Jareerweyne 1 Xildhibaan6 Kismaayo Dir 1 Xildhibaan7 Kismaayo Cowro maleh 1 Xildhibaan8 Kismaayo Mareexaan 1 Xildhibaan9 Jamaame Biyamaal 1 Xildhibaan10 Jamaame Jareerweyne 1 Xildhibaan11 Jamaame Gaaljecel 1 Xildhibaan12 Jamaame Dagoodiye 1 Xildhibaan13 Badhaadhe Baajuun 1 Xildhibaan14 Badhaadhe Ogaadeen 1 Xildhibaan15 Badhaadhe Gaaljecel 1 Xildhibaan16 Badhaadhe Shiikhaal 1 Xildhibaan17 Saakow Geeledle 1 Xildhibaan18 Saakow , Gaaljecel 1 Xildhibaan19 Saakow Macalin Weyn 1 Xildhibaan20 Saakow Cowlyahan 1 Xildhibaan21 Bu’aale Dabarre 1 Xildhibaan22 Bu’aale Cowlyahan 1 Xildhibaan23 Bu’aale Ajuuraan 1 Xildhibaan24 Bu’aale Gaal Jecel 1 Xildhibaan25 Jilib Ogadeen M Subeyr 1 Xildhibaan26 Jilib Jareer Weyne 1 Xildhibaan27 Jilib Shiikhaal 1 Xildhibaan28 Jilib Gaal Jecel 1 Xildhibaan
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:09 and have
, Published at