Daawo:- Alshabaab oo soo bandhigtay dagaalka ay Ciidamada P/land kula galeen Buuraha Gal-Gala.

Daawo:- Alshabaab oo soo bandhigtay dagaalka ay Ciidamada P/land kula galeen Buuraha Gal-Gala.

daajis.com:-  Kooxda Alshabaab ayaa waxay soo bandhigeen muuqaalka dagaalada ay kula jiraan maamulka Puntland ee ka socda buuraha Galgala iyo qaabkii uu u dhacay weerar ay dhawaantaan ku qaadeen kooxda Alshabaab xabsiga ku yaala magaalada Boosaaso, Muqqaalkaan ay soo bandhigeen Alshabaab ayaa waxaa ka muuqda sida ay kooxdaas uga howlgasho buuraha Galgala iyo qaabka ay eerarada uga soo qaadaan.

Muqqalaakaan ayaa waxaa sidoo kale ka muuqdo qaabkii ay kooxdaas Alshabaab u weerareen xabsiga ku yaala magaalada Boosaaso kaas oo ay weerar ku qaadeen xilli saq dhexe ee habeenkii ah iyagoona ku sheegay inay dhibaato baaxad weyn ay gaarsiiyeen xabsigaas iyo ilaaladiisa.


Halkaan ka daawo:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada