VIDEO:- Dalka South Africa oo Maalitii Labaad ay ka Socdaan Dilka & Boobka Ajinabiga

VIDEO:- Dalka South Africa oo Maalitii Labaad ay ka Socdaan Dilka & Boobka Ajinabiga

daajis.com:- Dalka South Africa ayaa waxaa marlabaad ka qarxay dilka iyo Booka loo gaysto dadka ajinabiga ah oo ay u badanyihiin Dadka Afrikaanta ah ee dalkaasi ku nool sida: Zimbabwi-yaanka iyo Soomaalida, iyo Ithiopian-ka kuwaasi oo dadka South Afrikaanka ah kula nool (Township-yada) ama (Ghetto’s), iyagoo halkaas ku leh Ganacsiyo iyo Guryo.

Arintaan ayaa waxay timid kadib markii Boqor kamid ah boqorada dalkaasi uu ku dhawaaqay in Ajinabiga Afrikaanta ah ay wadanka isaga baxaan.

Hoos ka Daawo
Hoos ka Sii Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada