Bas ay saarnaayeen dad shiico ah oo la weeraray Pakistan - 43 dhimatay

Bas ay saarnaayeen dad shiico ah oo la weeraray Pakistan - 43 dhimatay

daajis.com:- Saraakiisha dalka Pakistan ayaa sheegaya in afartan iyo seddax qof lagu dilay weerar lagu qaaday bas ay saarnayeen dad shiico ah oo marayay magaalada Karachi.


Saraakiisha ayaa waxa ay intaasi ku dareen in 13 qof oo kale lagu dhaawacay weerarkaasi.

Rag hubaysan oo watay mootooyin ayaa lagu soo waramayaa in ay hareereyeen baska, kaddib ay gudaha u galeen, si aan kala sooc lahayna ay rasaas ugu fureen dadkii saarnaa baska.

Waxa la rumaysanyahay in dadkii saarnaa baska ay u badnaayeen dumar iyo caruur. Madaxa booliska gobolkaasi ayaa waxa uu sheegay in weerarkaasi uu u muuqdo in uu yahay mid ay fuliyeen suniyiin xagjir ah.

Sawiro laga baahiyey tv-ga ayaa muujinayey baska oo ay ka muuqato rasaas aad u badan




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada