Daawo:- Hargaysa oo Madaxa iskula jirta iyo sidii loola wareegay xaruntii ugu waynayd ee xisbiga Wadani

Daawo:- Hargaysa oo Madaxa iskula jirta iyo sidii loola wareegay xaruntii ugu waynayd ee xisbiga Wadani

daajis.com:- magaalada Hargaysa ee mamul gobaleedka Hargaysa ayaa waxaa ka taagan xaalad qas iyo jaah wareer ah iyadoon la gaadhin ba wakhtigii doorashada.

mucaradka aya ku baaqay mudaharaadyo halka xukumada hada arimisaa ay diidmo cad kala soo hor jeedsatay.

ciidamo boolis ah oo hubaysan ayaa manta galinkii hore xoog kula wareegay xafiiska ugu wayn ee xisbiga Wadani ku leeyahay caasimada hadaba hoos ka Daawo sidii ay wax u dhaceen.

Halkaan Hoose ka Daawo




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada