Daawo Muuqaal "Xabada oo socoto iyo Dagaalka ka holcaya gobalka Anbar oo deegaano hor leh ku fiday !!

Daawo Muuqaal "Xabada oo socoto iyo Dagaalka ka holcaya gobalka Anbar oo deegaano hor leh ku fiday !!

daajis.com:- Dagaalo xoogan ayaa ka holcaya deegaano ku teedsan gobolka ugu weyn dalka Ciraaq ee lagu magacaabo ANBAR kaas oo maalmo yar ka hor xoogaga Daacish la wareegeen magaalo madaxda gobalkaan ee Ramadi . 



Ciidamada Milatriga dalka Ciraaq ayaa dhoor jiho ka soo galay magaalooyinka ugu caansan gobalka Anbar balse waxeey iska caabin xoogan kala kulmeen maleeshiyaadka ururka Daacish oo ku dagaalamaya hub aad u fara badan oo ay ku qabsadeen dagaalkii ka dhacay magaalada Ramadi . 





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada