Dalka Burundi oo ay Markale Ka bilaawdeen Banaanbaxyo Rabshado wata (VIDEO)

Dalka Burundi oo ay Markale Ka bilaawdeen Banaanbaxyo Rabshado wata (VIDEO)

daajis.com:- Caasimadda Dalka Burundi ee Bujumbura ayaa waxaa markale ka soo cusboonaaday banaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweynaha Dalkaasi ee Pierre Nkurunziza.

Dadka isugu soo baxay wadooyinka ee mudaharaadayey ayaa sheegay inay sii wadi doonaan banaanbaxyada ilaa Madaxweynaha Dalkaasi uu xilka wareejindoono.

Booliiska dalkaasi ayaa awood u adeegsaday inuu kala cayriyo dadkii isugu soo baxay kacdoonkan, walow xaalada magaalada Bujumbura ay tahay mid weli cakiran.

Madaxweyneyaasha Koonfur Afrika Jacob Zuma iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Burundi inuu dib u dhigo doorashooyinka la qorsheeyey inay dalkaasi ka dhacaan bisha soo socota ee June.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada