daajis.com:- Deewane Huye Paagal ama Dadkii Waalida Wax Jeclaaday waa filimkeena maanta, kaasoo ay hogaaminayaan Akshay Kumar, Shahid Kapoor, Sunil Shetty, Rimi Sen iyo Paresh Rawal.
Filimkaan oo lasoo daayey 25kii bishii November 2005 ayaa waxaad uga bogan kartaa qosol. Waxaana filimkaan laga soo minguuriyey filimkii Maraykanka ahaa ee soo baxay 1998dii ee There Is Something About Mary.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:30 and have
